Mogadishu, Somalia
Siyaar Travel Agency Logo
Siyaar

Fiisaha Caafimaadka ee Hindiya

Caawinaad ku saabsan soo saarista fiisaha caafimaadka iyo la-tashiga dhakhaatiirta Hindiya.

Shirkadka lagu kalsoonida badan yahay gobolka ee fiisaha caafimaadka Hindiya

Waxaan ku takhasusnay inaan ka caawino bukaanada iyo qoysaskooda u soo saaridda dal ku galka caafimaadka ee Hindiya si fudud. Laga bilaabo dukumentiyada ilaa isku-duwidda cusbitaalka, waxaan gacanta ku haynaa wax kasta si aad diiradda u saarto caafimaadkaaga.

  • Caawinaad dhammaystiran oo ku saabsan dukumentiyada fiisaha
  • Soo qaadid iyo soo dhaweynta bukaanada
  • Jaridda tigidhada duulimaadka iyo diyaarinta degaanka
  • Turjumanidda iyo caawinta gudaha india
0+

Macaamiisha la Caawiyay

0+

Cusbitaalada aan Wada-shaqeyno

0 Sanno

Khibrad Adeeg

India Medical/Health Visa Support

Isku-duwidda Tooska ah

Waxaan wada-shaqeyn la leenahay 15+ Cusbitaal oo ku yaala Hindiya

Ka Caawinta Xujeyda Dhammaystirka Safarkooda Cumrada si Kalsooni leh

In ka badan 5 sano, Shirkadda Siyaar waxay ka caawisay xujeyda guud ahaan Soomaaliya isku diyaarinta Cumrada. Laga bilaabo caawinta dal-ku-galka iyo habaynta safarka ilaa hagidda inta ay hawshu socoto, kooxdeenu waxay ka go'an tahay inay safar kasta ka dhigto mid sahlan, raaxo leh, oo aan walwal lahayn.

Caawinta Fiisaha Cumrada
Abaabulka Safarka & Duulimaadka
Taageerada Degaanka Huteelka
Hagidda Joogtada ah ee Macaamiisha
500+

Xujey la Caawiyay

5+ Sano

Khibrad Adeeg

La Aaminay

Guud ahaan Soomaaliya

Jaridda Tikit-yadda Duulimaad ee Gudaha iyo Dibadda

Haddaad u safreyso gudaha Soomaaliya ama dibaddeed, Siyaar Travel waxay kaa caawisaa inaad hesho tikit-yo la isku halayn karo, qiimo fiican, fududeyn, iyo caawimaad joogto ah.

Duulimaadyada Gudaha

Dalbo tikityadda dulimaadka u dhaxeya goboladda dalka.

Safarka Caalamiga ah

Dalbo tikityadda caalamiga ah si fudud.

Boos-qabsi Degdeg ah

Boos-qabsiga tikit-yada duulimaadka, waxaan kuugu sameyneynaa si degdeg ah.

Caawinta Safarka

Hagid ka hor iyo ka dib safarkaaga.

ilaalinta shuruucda duulimaadkaShirkadaha Duulimaadka Caalamiga ahU dooridda safarka fududTaageero Joogto ah

Shirkadda Siyaar Travel Waa Saaxibka ugu fiican ee safarkaaga

In ka badan shan sano, Shirkada Siyaar Travel waxay ka caawisay shakhsiyaadka, qoysaska, bukaanka, xujeyda, iyo ganacsatada inay socdaalaan aduunka daafahiisa kala duwan.

Laga bilaabo fiisaha caafimaadka ee Hindiya iyo habaynta safarka Cumrada ilaa tiket-yada duulimaadka caalamiga ah iyo qadiida iyo keenida alabta, hadafka shirkadda had iyo jeer waxa uu ahaa cawinta iyo hagidda safarka macaamiilka si hufan oo daacad nimo leh.

Waxaan rumeysan nahay in safar kasta muhiim yahay, waxaana leenahay kibir ku aadan inaan u adeegno macaamiisheena gudaha somaliya iyo meelaha kale.

Kumanaan Musafir ayaa Na Aaminay
Waxaan la shaqeyne boqolaal shirkadood
Waxa soo saarne visooyin badan