
Tigidhada Duulimaadyada
Dalbashada duulimaadyada gudaha iyo dibadda ee boqolaal shirkadood oo caalami ah
Waxaan kuu goynaa Tigidhada Daafaha Caalamka
Haddi aad u duulayso gudaha Bariga Afrika ama caalamka intiisa kale, Shirkadda Siyaar Travel waxay kuu maamushaa boos-qabsiga duulimaadka bilow ilaa dhamaad. Waxaan la shaqeynaa boqolaal shirkadood si aan kuugu helno marinnada iyo qiimaha ugu fiican.
Waxa aan kuu Hagarbaxno
Local Flights within East Africa
Boos-qabsi duulimaad oo degdeg ah gudaha Soomaaliya iyo wadamada dariska ah ee Bariga Afrika.
International Flights worldwide
Tigidhada duulimaadyada caalamiga ah ee ku wajahan daafaha aduunka oo dhan.
Group & Family Bookings
Qiimo dhimis gaar ah iyo abaabulidda socdaalka ee qoysaska, kooxaha ganacsiga ama ergooyinka.
Business & Economy Class
Dookhyada kala duwan ee fasalka safarka ee ku habboon raaxadaada iyo miisaaniyadaada.
Flexible Date Assistance
Gacan ka geysashada beddelka taariikhaha iyo hagaajinta safarka marka jadwalku isbeddelo.
Fast Ticket Issuance
Xaqiijin degdeg ah iyo dirista tigidhada dhijitaalka ah oo toos loogu soo dirayo iimaylkaaga ama telefoonkaaga.
Waxaan wada-shaqeyn la leenahay Shirkadaha Caalamiga ah
Laga bilaabo shirkadaha caalamiga ah ee waaweyn ilaa shirkadaha gobolka ee Afrika iyo Bariga Dhexe
Miyad u baahan tahay inaad tigidh goosato?
Noo sheeg meesha aad u socoto, waxaan kuu raadin doonaa dookha ugu fiican.