





Fiisaha Caafimaadka ee Hindiya
Caawinaad ku saabsan soo saarista fiisaha caafimaadka iyo la-tashiga dhakhaatiirta Hindiya.






Shirkadka lagu kalsoonida badan yahay gobolka ee fiisaha caafimaadka Hindiya
Waxaan ku takhasusnay inaan ka caawino bukaanada iyo qoysaskooda u soo saaridda dal ku galka caafimaadka ee Hindiya si fudud. Laga bilaabo dukumentiyada ilaa isku-duwidda cusbitaalka, waxaan gacanta ku haynaa wax kasta si aad diiradda u saarto caafimaadkaaga.
- Caawinaad dhammaystiran oo ku saabsan dukumentiyada fiisaha
- Soo qaadid iyo soo dhaweynta bukaanada
- Jaridda tigidhada duulimaadka iyo diyaarinta degaanka
- Turjumanidda iyo caawinta gudaha india
Macaamiisha la Caawiyay
Cusbitaalada aan Wada-shaqeyno
Khibrad Adeeg

Isku-duwidda Tooska ah
Waxaan wada-shaqeyn la leenahay 15+ Cusbitaal oo ku yaala Hindiya
Adeegyadeena
Wax kasta oo aad ugu baahan tahay safarkaaga, dhammaan ka hal meel
Fiisaha Caafimaadka ee Hindiya
Caawinaad ku saabsan soo saarista fiisaha caafimaadka iyo la-tashiga dhakhaatiirta Hindiya.
Xirmooyinka Cumrada
Xirmooyin qiimo jaban, kuwaas ka kooban hoyga, fiisaha, tikit-ka iwm.
Xirmooyinka Xajka
Adeegyo xaj oo dhameystiran iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa.
Fiisooyinka
Soosaarista fiisooyinka Bariga Afrika, Masar, iyo meelaha kale.
Gooynta Tigit-yadda Duulimaadka
Gooynta tigit-yadda duulimaad ee gudaha iyo dibadda
Adeegyada Xamuulka (Cargo)
Adeegga rarista xamuulka ee degdega ah, sugan, hufan, gobolka oo dhan.
Ka Caawinta Xujeyda Dhammaystirka Safarkooda Cumrada si Kalsooni leh
In ka badan 5 sano, Shirkadda Siyaar waxay ka caawisay xujeyda guud ahaan Soomaaliya isku diyaarinta Cumrada. Laga bilaabo caawinta dal-ku-galka iyo habaynta safarka ilaa hagidda inta ay hawshu socoto, kooxdeenu waxay ka go'an tahay inay safar kasta ka dhigto mid sahlan, raaxo leh, oo aan walwal lahayn.
Xujey la Caawiyay
Khibrad Adeeg
Guud ahaan Soomaaliya
Jaridda Tikit-yadda Duulimaad ee Gudaha iyo Dibadda
Haddaad u safreyso gudaha Soomaaliya ama dibaddeed, Siyaar Travel waxay kaa caawisaa inaad hesho tikit-yo la isku halayn karo, qiimo fiican, fududeyn, iyo caawimaad joogto ah.
Duulimaadyada Gudaha
Dalbo tikityadda dulimaadka u dhaxeya goboladda dalka.
Safarka Caalamiga ah
Dalbo tikityadda caalamiga ah si fudud.
Boos-qabsi Degdeg ah
Boos-qabsiga tikit-yada duulimaadka, waxaan kuugu sameyneynaa si degdeg ah.
Caawinta Safarka
Hagid ka hor iyo ka dib safarkaaga.
Shirkadda Siyaar Travel Waa Saaxibka ugu fiican ee safarkaaga
In ka badan shan sano, Shirkada Siyaar Travel waxay ka caawisay shakhsiyaadka, qoysaska, bukaanka, xujeyda, iyo ganacsatada inay socdaalaan aduunka daafahiisa kala duwan.
Laga bilaabo fiisaha caafimaadka ee Hindiya iyo habaynta safarka Cumrada ilaa tiket-yada duulimaadka caalamiga ah iyo qadiida iyo keenida alabta, hadafka shirkadda had iyo jeer waxa uu ahaa cawinta iyo hagidda safarka macaamiilka si hufan oo daacad nimo leh.
Waxaan rumeysan nahay in safar kasta muhiim yahay, waxaana leenahay kibir ku aadan inaan u adeegno macaamiisheena gudaha somaliya iyo meelaha kale.